Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan Muhiim ah maanta yeelanaya

Waxaa maanta xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho kulan ku yeelanaya Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka maanta yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa looga doodi doonaa miisaaniyadda sanadka 2018 uu u gudbiyay Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa marin doona aqrin labaad miisaaniyada loo soo gudbiyay, waxaana la filayaa in Xildhibaanada ugu dambeyn … Continue reading Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan Muhiim ah maanta yeelanaya